Maanta oo taariilhfu tahay 31 bishii December 2024 waxay ku beegan tahay taariikhda kama dambaysta ah ee madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamud u qabtay Itoobiya inay ciidamadeeda ugala baxdo Soomaaliya.
Ciidamada Itoobiya ayaa laga reebay howlgalka cusub ee Midowga Afrika sida uu xarunta qaramada midooobay ka sheegay masuul ka tirsan dowlada Soomaaliy, Itoobiya uma muuqato mid la baxayso ciidankeeda.
Ma cadda in uu isbeddel ku yimid go’aanka Soomaaliya ama ay Itoobiya dafirtay dalabka Soomaaliya ee ah in ay ciidankkedu la baxdo.
Maalmihii dambe waxaa baraha bulshadablagu arkaayey warar is qilaafsan oo kasoo baxay masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya.
Leave a Reply