Gedo Wax Qabad Dhab ah Bay rabtaa ee Ma Rabto 10 loor oo Raashin ah

Diyaaraddaawo

Dowlada Soomaaliya oo maanta diyaarado sida raashin gargaar ah ka dejisay degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Dowlada Soomaaliya waxay mudo ku dhow labo Sano dhagaha ka furaysatay inay wax ka qabato buundooyinka burburay, Tobon loor oo raashina waxba u matareyso ee gobolka Gedo ee waxay u baahan yihiin in wax laga qabto buundooyinka burburay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.