Madaxweyne Deni oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

deni

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda China ee Soomaaliya Amb. Wang Yu Ambassador iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Mudane Liibaan Muuse Boqor iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdinuur ee maamulka Puntland.

Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen sidii ay dowladda Shiinaha kor ugu qaadi lahayd mashaariicda horumarineed ee ka socda Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.