Wasiirka Amniga XFS Jeneraal Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa gobolka Gedo ayaa maanta gaaray dagmada Baardheere, isagoo bulshada ku nool degmooyinka gobolkaas ka balan-qaaday in doorashooyinka dalka ay door muuqda ku yeela doonaan,
Wasiir Fartaag oo og dowlada Xasan Sheekh inay dhagaha ka furaysatay wax ka qabashada Buundooyinka Gedo ayaa sheegay in la dhisi doono Buundooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo.
Leave a Reply