Sawiro:Siyaasadii Abiy Axmed ee ahayd ku qabso qadi Maysid oo Hirgashay

Abiyaxmed

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Iyo Masuuliyiin kale.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah kii u horreeyay oo rasmi ah, kadib baaqii Ankara ee uu garwadeenka ka ahaa Madaxweynaha Turkiga.

Abiy Axmed ayaa siyaasad ahaan kaga guulaystay Xasan Sheekh waxaana u hirgalay inay ciidamadii Itoobiya sii Jooogaan Soomaaliya iyo inuu helo wayb kamid ah bada Soomaaliyeed taas oo lafilayo inay dhacdo Saxiixa badu bisha labaad ee Sanadkaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.