Gudiga Dhaqaale Arurinta iyo dib u dhiska Buundoyinka Gobolka Gedo oo ku Baaqey in la mideeyo Dhaqalaha loogu tala galey Buundooyinka
Ka dib kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen Xubnaha Gudiga Dhaqaale Arurinta iyo dib udhiska Buundoyinka Gobolka Gedo oo ka dhacay Xafiiska ay ku leeyihaiin degmada Baardheere ayey kaga wada hadleen dar dargelinta mideynta dhaqaalaha loogu talagaley dib u dhiska Buundooyinka ee ka soconaya dalka gudahiisa iyo dibadiisa.
Sheekh Cabdulahi Maxamed Cismaan( Sh C.lahi Fanax )oo ah Gudoomiyaha Gudiga Dhaqaale Arurinta iyo dib udhiska Buundoyinka Gobolka Gedo oo la hadlayey Warbaahinta ayaa ku Baaqey in la mideeyo Dhaqaalaha loo uruuriyey Buundooyinka Bur burey ee degmoyinka Baardhere iyo Burdhubo si loogu bilaabo Dib u dhiska Bundooyinka.
Leave a Reply