Daawo:Sacdiyo Firinbi oo Ku Baaqday inaan La Cabsan ee la aado Doorasho Qof iyo Cod ah

sacdiyofirinbi

Qeybaha kala duwan ee haweenka Muqdisho ayaa qabtay kulan ay ku taageerayeen hirgelinta doorashada qof iyo cod iyo ku biirista xisbiyada.

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee BJFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo kulanka ka wayb gashay ayaa tiri “Haddii la aado doorasho qof iyo cod ah anigaa ugu horeeya waxaan ballan qaadayaa in aan tegi doono degmadeyda Wardhiigley si aan shacabka codkooda u weydiisto”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.