
Culumada Ahlusuna oo Ka Hadlay Qilaafka Xasan sheekh iyo Maamul Goboleedyada
Culimada Ahlu-sunna ayaa baaq kasoo saaray Khilaafka Dowlada iyo Maamul-goboleedyada, abaaraha, barakicinta shacabka lagu hayo iyo Dagaal beeleedyada.
Culimada Ahlu-sunna ayaa baaq kasoo saaray Khilaafka Dowlada iyo Maamul-goboleedyada, abaaraha, barakicinta shacabka lagu hayo iyo Dagaal beeleedyada.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Maamulka Caasimada iyo Golaha Deegaanka Degmada Jowhar. Kulanka ayaa […]
Ganacsatada Dhoofiya Xoolaha ayaa Cabasho ka muujiyey Nin Carab ah oo Dowladda u Xirtay Dhoofinta Xoolaha Soomaaliyeed.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Mudane Dr. Cabdiweli Cabdullaahi Jaamac, ayaa si rasmi ah uga dhagax-dhigay magaalada Caabudwaaq mashruuc balaaran oo lagu dhisayo […]
Gudoomiyaha haweenka qaranka Batuulo shiiq axmed gabale ayaa ku gacanseyrtay dalabkii Reysilwasaare Xamse ee ahaa in guriga hooyooyinka loo baneeyo. Batuulo Gabal ayaa tiri Reysul […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah xilalka ugu kala wareejiyey Wasiirrada Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada iyo […]
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka XFS ayaa shaacisay qiimaha adeegga Xajka ee sanadka 1446 H/ ee 2025, iyadoo qiimaha sanadkan laga dhigay $4604 oo dollar […]
Madaxda Soomaaliya ayaa markii wax ay qabtaan garan waayeen waxay isku maaweeliyaan kormeer wasaaraad ama xarun kale oo dowladeed, mana booqdaan goobaha caafimaad iyo kuwa […]
Odayaasha iyo Dhalinyarada Digil iyo Mirifle ayaa walaac ka muujiyey in weli uu sii shaqeynayo agaasimihii dhasha Amxaarada ku tilmaamay bulsha waynta Koonfurgalbeed Soomaaliya.
Dowlada Soomaaliya oo maanta diyaarado sida raashin gargaar ah ka dejisay degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Dowlada Soomaaliya waxay mudo ku dhow labo Sano dhagaha […]
Khudbada Jimcaha maanta oo la filaayey Madaxwayne xasan inuu bulshada la hadlo ayaa baaqatay balse Sheekh Cali Wajiis oo makrofonka qabsaday ayaa ka hadlay colaad […]
Wafdi ka socda dowlada Itoobiya ayaa jooga Soomaaliya taas oo ah astaantii ugu danbeysay xiriirka soo wanaagsanaanayo ee u dhexeeya labada dal kaddib markii Turkiga […]
Wafdi heer Wasiiro ah Oo uu hogaaminaayo wasiir kuxigeenka Wasaaradda gaadiidka bada iyo dekedaha Koonfur Galbeed Mudane maxamed Carman oo ay qeyb kayihiin madaxda sare […]
Madaxwayne ku xigeenka Labaad ee Dawladda Jubaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud “Lugadheere” ayaa sheegay Soomaaliya maanta meel uunan dagaal sokeeye ka socon malahan sababteedana dowladda fadaraalka […]
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariya ayaa soo xiray bandhigga Carwada Buugaagta Galmudug oo muddo laba maalin ah ka socotay caasimadda Dhuusamarreeb. Madaxweyne Qoor […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes