
Daawo:Qoorqoor ayaa Dhuusamareeb Ka daah-furka xurumaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaran
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay daah-furka xurumaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaran ee Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamarreeb. Wajiga […]