Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay munaasabad duco iyo quraan aqris ah oo loo sameeyay Allaha u raxmadee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur.
Madaxweynaha ayaa goobta ka sheegay taariikhda wanaagsaneed ee Ugaaska isagoo Alle uga baryay inuu ku irsaaqo jannooyinkiisa sarsare.
Leave a Reply