Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka hadlay iis hor istaag shirkadi ku sameysay dad shacaba oo u dhoofayey dalka Sacuudiga si usoo gutaan acmaasha cimrada.
wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr Cali Xaaji ayaa sheegay inuusan amray in la bilaabo adeega Talaalka dadka safraya laakin waxa dhacay laba qalad oo mid kamid ah ay sameysay shirkadii adeegan qabaneysay mana ahayn in dadka garoonka ka dhoofaya in diyaarada laga reebo ama lagu qasbo talaal.
Leave a Reply