
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ka hadlay xaalada jubbaland gaarbahaan Axmed Madoobe
Wasiir Gartaag ayaa sheegay Axmed Madoobe waa Eedeysane Dambiile ah dowladduna sidaas ayey u aqoonsatay, Raaskambooni Askartii uu geeyeyna Al Shabaab ayuu dhaxmariyey Gedona wax dhibaato ah kama jiraan ciidamo la geeyeyna Majiraan.
Leave a Reply