Muqtaar Roobow “Aniga Fikirkii AS mar hore ayaan ka Towbad keenay ee Sacbiya

muqtaar

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Muqtaar Roobow oo ka qayb galay kulan looga hadlaayey Alshabaab ayaa dhankiisa adkeeyey in aan marnaba la aqbalayn in cid bixiso dhaqaale lagu haligayo shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaada Diinta muqtaar Roobow oo la waydiiyey inuu ka toobad keenay ku biirista Shabaab ayaa yiri “Aniga Fikirkii AS mar hore ayaan ka Towbad keenay ee Sacbiya,Marwalba oo aan Salaad Tukadana Ilaaheey ayaan baryaa”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.