
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro iyo wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey deegaano ka tirsan gobolka Hawd waa safarkii ugu horeeyay ee gudaha ah intii xilka loo dhaariyey madaxweynaha.
Madaxweyne Cirro ayaa si rasmi ah uga dhagax-dhigay jidka isku xidha Magaalooyinka Hargeysa iyo Bali-gubadle.
Leave a Reply