
Dowladda Soomaaliya ayaa weerartay goob ay shir maanta ku lahaayeen Shan Xisbi Siyaasadeed iyo hogaaamiyaashoodii waxaana waheliyey Xildhibaano uu kamid yahay xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow waxayna sheegeen in dowladda Xasan Sheekh ciidamo ku soo weerareen goob maanta ay xisbiyo shir ku lahaayeen..
Siyaasi Cabdulaahi Sheekh ayaa ka hadlay qorshaha Xasan Sheekh dalka iyo dadka ku burburiyey.
Leave a Reply