Daawo:Sheekh Shariif oo Eedeyn u Jeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh

shariif

Waxaa maanta xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee Magaaladda Muqdisho ka qabsoomay kulan si rasmi ah loogu shaacinayey ballaarinta Xisbiga waxaana sidoo kale kulanka looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Madaxweyne hore Sheekh Shariif Axmed ayaa sheegay ”Doorasho qof iyo cod ah in la qabto raali ayaan ka nahay, laakiin jidkeedii mala haya”. Dhanka kale Sheekh Shariif ayaa ka hadlay canshuuro xad dhaafa oo shirkado gaar loo lee yahay ay qaadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.