
Waxaa maanta qabsoontay doorashada Guddoomiyaha Midawga Afrika, oo si weyn muddooyinkii danbe indhaha loogu hayey, taas oo uu ku guulaystay Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Jabbuuti.
Raila Odinga ayayna ka dhigan tahay in uu mar kale doorashadii lixaad ku guuldaraystay shan jeer oo hore ayuu waayey madaxtinnimada dalka Kenya oo uu u tartamay.
Mudane Maxamuud Cali Yuusuf ayaa baddalaya Moussa Faki Mahamat oo u dhashay Chad.
Leave a Reply