
Taliye Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Mahad Cabdiraxmaan ayaa Muqdisho kusoo bandhigay Ciidamo si gaar ah u tababaran oo loogu talagalay inay Madaxda ka ilaaliyaan Qaraxyada iyo Weerarada xilliyada ay joogaan goobaha dadweynuhu isugu yimaado,lana wareegaya Xabsiyada.
Leave a Reply