Daawo:Wasiir Fartaag oo Ku Baaqay inaan Lagu Noqon Fowdadii Aan Senatorka Ku Noqday

Fartaag

Wasiirka Amniga Soomaaliya Sanatar Cabdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa Maanta ka qayb galay munaasabad ka dhacday Muqdisho oo lagu taageerayey Doorashada qof iyo cod ee Madaxwayne Xasan Sheeq Shaaciyey.

Wasiir Fartaag oo Taageeeaya qof iyo cod ayaa “Darawalkeygii ayaa malxiis ii ahaa markii Senatornimada la ii dooranayey xitaa isagii baan ka shakiyey doorashada dadban yaa ku laaban kara”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.