Daawo:Xildhibaanada Xasan Sheekh Taagersan oo ku sigtay in ay gacan u qaadaan Xildhibaan Jeesoow

daahiramiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Markuu soo dhamaaday furitaankii barlamaanka ayaa waxaa bananka xarunta barlamaanka kula hadlay xildhibaan Aamiin Jeesow isagoo sheegay shabaab inay qabsadeen dalka qaybo badan oo kamida, waxaana arinkaas ka xanaaqay xildhibaanada taageersan Madaxwaynaha Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.