
Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta Kooram la’aan ufurmi waayay kadib markii ay soo xaadiri waayeen tiradii loo baahnaa.
Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa si caro leh uga hadlay Kooram la’aanta Baarlamaanka ayaabsheegay Xildhibaanada intooda badan Magaalada ayey joogaan hadana waxaa muuqata in aysan xaadirin kulanka.
Waxaana kaloo Gudoonka Baarlamanka loo gudbiyay Mooshin ka dhan ah tilaabadii Xildhibaana katirsan Golaha Shacabka ay sheegeen in loogu diiday Safar ay ugu socdeen Magaalada Kismaayo.
Leave a Reply