Xildhibaan Xidig oo Ka Hadlay Xanibaada La Saaray Xildhibanada Jubbaland

Xidig

Xildhibaanada kala ah Cabdirashiid Jire Qalinle iyo Cumar Qaladiid oo kasoo jeeda Jubaland ayaa shalay loo diiday in ay ka dhoofaan Garoonka Aadan Cade.

Xildhibaanadan oo kusii jeeday magaalada Kismaayo ayaa lagu celiyay amar kasoo baxay xafiiska Ra’iisulwasaaraha dalka sida ay sheegeen.

Xildhibaan Cabdirishiid Xidig oo ka hadlaayey xanibaada la saaray Jubbaland ayaa yiri Xildhibaan laga celiyaa Garoonka diyaaradaha wax ay la mid tahay in Baarlamaanka oo dhan iyo Gudoonkooda la celiyay waxaan Filayaa in ay maanta u dambeyn doonto”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.