Daawo:Qoorqoor ayaa Dhuusamareeb Ka daah-furka xurumaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaran

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay daah-furka xurumaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaran ee Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamarreeb.

Wajiga koowaad ee daah-furka xurumaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaran ee Galmudug ayaa ka kooban ilaa afar dagmo oo kala ah Caasimadda Dhuusamarreeb, Cabudwaaq, Gaalkacyo iyo Cadaado.

Madaxweynaha ayaa bulshada ku bogaadiyay qaadashada kaarka aqoonsiga qaranka oo bulshada u leh faa’iido ballaaran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.