Xasan Firinbi oo ku sigtay in loo Gacanqaado iyo Xildhibaanada oo Ka Xishoonwaayey Ramadanka

xasanfirinbi

Baralmaanka Soomaluya waxaa ka dhacay dood adag oo looga hadlaayey xildhibaano loo diiday inay u dhoofaan Magaalada Kismaayo.

Xildhibaanada Somaliland kasoo jeeda ayaa Xildhibaan Xasan Firinbi u gacan qaadi rabay kadib markii uu Barakacayaal ku sheegay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.