Rooble oo Muqdisho Lagu Doo Dhaweeyey ayaa Ka Hadlay Xaalada Dalka

rooble

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu soo dhaweeyey garoonka Diyaraadaha Muqdisho

Soo dhaweynta Rooble ayaa waxaa ka wayb qaatay Xildhibaano kala Duwan iyo Wasiiro waxuuna ku baaqey in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.