Akhriso:Aadan Madoobe oo magacaabay guddi warbixin kasoo diyaari xildhibanadda Loo Diiday inay Safraan

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaari doona caqabadaha ka taagan safarada iyo ku xad gudubka xildhibaanadda, taasoo ka dhalatay doodii arintaas la xiriirtay oo ay mudanayaasha Golaha Shacabka yeesheen kulamadii 2-aad iyo sedaxaad ee kalfadhigan lixaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.