
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in Cabdullaahi Xaashi Abiib oo ka tirsanaa golaha shacabka uu lumiyay xubinimadiisii Golaha, kadib markii uus oo xaadiri waayey labo kalfadhi oo isku xigta sidaasi daraadeedna looga baahanyahay hay’adaha ku shaqada leh in ay soo buuxiyaan kursiga lambarkiisu yahay Hop#201.



Leave a Reply