
Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa booqasho ku tagay ciidanka Macawiisleyda ee deegaanka Ceel Qoryaale ee hoostaga degmada Jalalaqsi.
Gudmiiyaha Masiibooyinka ayaa mar uu la hadlaayey Macawislayda waxuu yiri sidaan “Maxamed Siyaad Barre markii uu dadka dhibay, Hiiraan markuu kusoo jeestay ayaa balaayo ku dhacday.
Leave a Reply