
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee UK dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarada ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Cabdulaahi Jaamac Barre (Cascasey) oo ku geeriyooday Magaalada London ee dalka UK.
Jaaliyada Galjuba UK waxay tacsi tiinranyale u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Gaar ahan qoyskii iyo eheladii uu ka dhintay Cabdulaahi Jaamac Barre (Cascasey) in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.
Leave a Reply