
Munaasabad balaaran oo ka soo qayb galeen Masuuliyiin kala duwan iyo shacab laguna shaacinayay Urur Siyaasadeedka Towfiiq ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Sheekh Maxamed Shakir Cali Xassan ayaa Urur Siyaasadedka Towfiiq kaga dhawaaqay Muqdisho kuna baaqay in la laayo Alshabaab.
Leave a Reply