
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Mahamoud Ali Youssouf oo ay isla garteen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Afrika.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu furimaha dagaalka joogayo si loo dardargaliyo dagaalka lagula jiro argagixisada, balso lama garayo waxaa kasoo waday furimihii dagaalka.
Leave a Reply