Sawiro:Guddoomiyaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

Jabuuti

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Midowga Afrika, mudane Maxamuud Cali Yuusuf

Gudoomiyaha Midowga Africa mudane Maxamuud Cali Yuusuf oo la doortay bilowgii February 2025 ayaa socdaalkiisa ugu horeeyay ku yimid Muqdisho waxaa uu kulamo muhiim ah la qaadan doonaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha XfS mudane Xamse Cabdi Barre kuwaasi oo kawada hadli doona arrimo muhiim u ah Soomaaliya iyo Ururka midowga Africa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.