Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2025

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Moqikori kulan kula qaatay ciidanka Macawisleyda

19th March 2025 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan taliyaha Ciidanka Qalabka Sida iyo Taliyaha Nabad Sugidda Qaranka ayaa degmada Moqokori kulan furan kula qaatay hogaanka ciidammada […]

Diyaano

Daawo:Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sagootiyey ciidamo hawlhalka ku biiraya

18th March 2025 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey […]

Cascasey

Jaaliyada GalJubba ee UK oo ka Tacsiyeysey Geeradii Cabdullahi Jamac “Cascasey”

17th March 2025 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee UK dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarada ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha […]

Xamze

Alhriso:Wasiirada Cusub ee Ra’iisul Wasaare Xamse oo Magacaabay

17th March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub ee Wasiirrada Xukuumadda JFS ee kala ah: 1. Md. Jibriil […]

Siyaadbare

Daawo:Gudoomiyihii Masiibooyinka oo U Gafay Madaxwaynihii Baray Sida Wax looqoro ma loo Aqriyi

17th March 2025 admin 0

Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa booqasho ku tagay ciidanka Macawiisleyda ee deegaanka Ceel Qoryaale ee hoostaga degmada Jalalaqsi. Gudmiiyaha Masiibooyinka ayaa mar uu la hadlaayey […]

diyarad

Dowlada Soomaaliya oo Ka Hadashay Weear Cirka Ah oo Lagu Qaaday Magaala Jilib

16th March 2025 admin 0

Howlgal aad loo qorsheeyay oo ay sameeyeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa lagu bartimaameedsaday xarumo muhiim ah oo Khawaarijta ay ku lahaayeen magaalada Jilib […]

xasansheekh

Daawo:Beesha Mareexaan oo Cambaareysan Xayiraada Xasan Sheekh Saaray Gobolka Gedo

16th March 2025 admin 0

Beesha Sade oo si adag uga hadashay xayiraada diyaaradaha Mqdaxwayne Xasan Sheekh saaray Gobolka Gedo iyo burburka buundooyinka oo saameeyay isu-socodkii bulshada Gedo.

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdulaahi Xaashi

15th March 2025 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in Cabdullaahi Xaashi Abiib oo ka tirsanaa golaha shacabka uu lumiyay xubinimadiisii […]

Diyaano

Sawiro:Taliyaha Booliiska oo Gudoomiyey kulan looga hadlayey la dagaalanka Khawaarijta

13th March 2025 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa shir guddoomiyay […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo Isbitaalka Ku Booqday Dhaawacyadii laga keenay Furimaha Dagaalka

13th March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay booqday dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagu ciribtirayo […]

xamse

Maxay Yihiin Maleeshiyaadka Dowladu Ka Abaabulayso Deegaanada Puntland

12th March 2025 admin 0

Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Mire oo ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagana soo doorto Puntland ayaa ku eedeeyay Xasan Sheekh iyi Xamse in […]

barlaman

Daawo:Xildhibaano Ku Baaway Inuu Iscasilo Madaxwayne Xasan Sheekh

12th March 2025 admin 0

Qaar kamida Xildhibaanada Labada Aqal ee Soomaaliya ayaa Madaxwayne Xasan Sheekh ugu baaqay inuu Iscasilo Madaama uu ku fashilmay arimaha Gudaha iyo la dagaalanka Argagixisada […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo booqday askar ku soo dhaawacanta Dagaalka lagula Jiro Khawaarijta

11th March 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho uga hor tagey qaar ka mid ah geesiyaasha Ciidanka Xoogga […]

guudlaawe

Madaxwsynaha Hirshabeelle oo Warkasoo Saaray Weerarkii Lagu

11th March 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ugu horeyn cambaareeyay weerarka fuleynimada ahaa ay geeysteen Khawaarij ku dhiiran weysay furimaha dagaalka inay […]

Xamze

Sawiro:Xamse oo Muqdisho Ra’iisal wasaare Xamse oo daah-furay tartan Qur’aanka Kariimka ah

10th March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daah-furay tartanka Qur’aan Akhriska sanadlaha ah ee heer Qaran oo ka furmay Magaalada Muqdisho. […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes