Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2025

Aadanmadoobe

Maxaa Kala Qabsaday Xildhibaan Black iyo Gudoomiye Aadaan Madoone

3rd March 2025 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad kulankiisa sedaxaad oo lagu sii amba […]

Laftahareen

Itoobiya iyo Laftagareen oo Kawada Hadlay Amniga iyo Doorashada Koonfurgalbeed

2nd March 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Ketema Haile Minuta, oo ah ku simaha Safiirka Dowladda […]

Xamze

Kulan Looga Hadlayo Amniga Magaalada Muqdisho Ayaa Ka Dhacay Xafiiska Ra’iisalwasaaraha

2nd March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardargelinta amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran, si looga feejignaado […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiye Aadan Madoobe oo booqday askartii kusoo dhaawacantay Gobolka Bakool

2nd March 2025 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isbitaalka Hodan ee Magaaladda Muqdisho ku booqday askartii kusoo dhaawacantay […]

xasanfirinbi

Xasan Firinbi oo ku sigtay in loo Gacanqaado iyo Xildhibaanada oo Ka Xishoonwaayey Ramadanka

1st March 2025 admin 0

Baralmaanka Soomaluya waxaa ka dhacay dood adag oo looga hadlaayey xildhibaano loo diiday inay u dhoofaan Magaalada Kismaayo. Xildhibaanada Somaliland kasoo jeeda ayaa Xildhibaan Xasan […]

Fartaag

Daawo:Wasiir Fartaag oo Lagu Eedeeyey inuu ka dambeeyey Isku day dil Xildhibaan

1st March 2025 admin 0

Wasiirka wasaarada Amniga federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Sheekh Ismaciil Fartaag ayaa Xildhibaan kamida aqalka hoose ee Soomaaliya waxuu ku eedeeyey inuu Toban jeer ka […]

Posts pagination

« 1 … 3 4

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes