
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faah faahiyey ujeedka Safarka uu tagayo Magaalada Laascaanood ee Xarunta Maamul Goboleedka SSC khaatumo.
Ra’iisalwasaare Xamse ayaa yiri Booqashada aan ku tagi-doono Laas-caanood waa mid qorsheysan oo lagu xoojinayo xiriirka SSC Khaatumo iyo DF,maahan mid maamul gaar ah lagu colaadinayo Umadda Soomaaliyeedna lagu kala fogeynayo”
Leave a Reply