Ururka samafalka ee Halgan ayaa dayactir ku bilaabay saldhigii Booliska degmada Dhabad kadib markuu codsi kahelay qaybaha kala duwan iyo maamulka Degmada dhabad oo ahaa sidii loo dayac tiri laha Saldhiga booliska Dhabad madaama ay jirto baahi wayn oo loo qabo.
Ururka Halgan ayaa sheegay inay wax ka qabanayaan dhismaaysha sida waxbarshada caafimaadka iyo adeegyada Bulshada, maamulka iyo waxgaradka dhabad ayaa soo dhaweeyey dayactirka dhismaha Booliska dhabad shacabka Dhabad ayaa sheegey inay dhinacoodana qayb wayn ka qaadan doonaan.
Hoos kadhaawo
Leave a Reply