Wararka Caawa Naga So Garayo Magaalada Kismaayo Wax ay shegayaan in Dil uu Ka Bad Baday Wasiirka Arimaha Bulshada Maamulka Jubland Macalin Maxamud
Qarax ayaa Ahaa mid Garigisa Lagu Xiray Wasiirka Waxaana Inta uusan Galin Baaburka La Arkay Qaraxa oo Ku xiran Iyado Markii Is Garsinta Hawaada laga saray Si Loga Furo Qarax
General Maxamud Qaalib oo Ka mid Ah Ciidamadi Goobtii Garay Ayaa La Hadlay Gedo Times Ayaa shegay in Loo Xiray Falkasi Labo Ruux oo Lo heysto Inay ka Danbeyeen Qarax La Fashilayay
Leave a Reply