Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta boqolkun oo dollar ku wareejiyay maamulka Degmada Hodan iyo Guddigii ka shaqeeyay dib u dhiska lagu sameeyay Wadad 26-ka Juun ee isku xirta isgoysyada Kaasa bobolaare iyo Shaqaalaha ee Degmadaasi.
Leave a Reply