Wafdi uu Hogaaminayo Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Michel Kitting oo ay weheliyaan Talishaasha Ciidamada AMISOM,NISA iyo Booliska ayaa Maanta Gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe.
Magaalada Jowhar waxaa Habeenkii Jimcaha ahaa ka dhacay Isku dhac u dhexeeya Labo Musharaxa oo ku Tartamayay Kursi kamid ah Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soo socda,waxaana Hakad galay tan iyo waxii xiligaa ka dambeeyay Doorashada Aqalka Hoose.
Wafdiga uu Hogaaminayo Kitting ayaa la sheegay in ay Jowhar u tageen Xalinta Doorashada Aqalka Hoose iyo sidii Hoolka ay ka socoto Doorashada Amnigiisa loogu wareejin lahaa Ciidamada AMISOM
Leave a Reply