Waxaa kajirta gobolka Gedo abaar xun oo dhib kuhaysa dadka iyo duunyada gudiga baaraha degmada Baladxaawo ayaa waxay ilaahay kabaryeen in bulshada soomaliyeed roob dagdaga ukeeno si ay uga baxdo dhibaatada abaartu ku hayso ugu danbaytiina waxay ugu baaq udireen walalahooda meelay joogaanba in bulshada gobolka Gedo lala soo garo gurmad dagdaga iyakoo sheegey in aabrtu dhib xoogan kuhayso xoolihii iyo ddkiiba.
Hoos kadaawo
Leave a Reply