Hay’adii Nile ee lagu eedeeyey afgambiga turkiga ayaa intii ay kashaqeynaysey Soomaliya waxay siiyeen Arday Soomaliyeed deeqo waxbarasho oo isugu jirta dugsi sarre iyo Jaamacado wadanka turkiga ah hadaba markii laxiray Hay’ada Nile baa ardayadii waxay waayeen deeqdii ay kabixinaysey Nile waxaana soo wajahay dhib xaga waxbarashada iyo hoyga.
Hoos kadaawo
Leave a Reply