Maamulka Fowdada ah ee Galmudug ayaa waxay caado ka dhigteen boobka, musuqmaasuqa iyo isdabamarinta ay ku hayaan doorashada aqalka hoose, Beel kamida beelaha daga waaqoyiga Galgaduud sida Caabudwaaq ayaa waxay ku eedeeyeen in maamulka galmudug ergadoodii ay musuq maasuqeen loona diiday inay utartaamaan Barlamaanka.
Waxaa halkaas ka hadlay odey Muuse Geele, xildhibaanka Galmudug Bashiir iyo Gudoomiyihii hore oo Caabudwaaq Cabdirisaaq oo sheegey inay iskaga baxayan Galmudug.
Hoos kadaawo:
Beelaha soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa inaysan waxa lagu tilmaamay doorashada aysan ka dhaxlin inay is dilaan iscilaystaan waa dhib la idiinku talk galay inaad isku dishaan