Dhawaan bay ahayd markii shaqaaqo kadhacday degmada Caabudwaaq taas oo keentay dhaawac iyo dhimasho, hadaba Bulshada Caabudwaaq ayaa u istaagtey sidii ay uga hortagi laahayeen dhibkaas kala gaarey dadka walaalaha ah ilaahayna waa ku guuleyey.
C/Laahi Faarax Bille ayaa waxaa ka warbiyey sidii hawshoodu ku bilaabatey iyo wixii u hirgalay oo kamid ahaayeen heshiisiintii Wagardhac iyo reer siyaad xuseen iyo tan ugu dambeysey oo udhaxeysey Reer dalal oo iyagu dhigay gogosha iyo Hawraarsame oo iyaduna kusoo dhamaatey guul.
Leave a Reply