30 Qof oo isugu jira Shacab iyo Ciidan ayaa ku dhintay Qaraxii Saakay ka dhacay Agagaarka Dekedda Weyn ee Magaalada Muqdisho
Dadka ku dhintay Qaraxa ayaa intooda badan laga soo saaray Burburka Qaraxu uu geystay,waxaana sidoo kale weli la baadi goobayaa Dad Waxyeelo ay ka soo gaartay Qaraxa in ay ku hoosjiraan Burburka.
Leave a Reply