Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuneen Jimcaale ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz, Labada masuul ayaa kawada hadlay arrimo ay kamid yihiin in Muqdisho ay hesho meteladeeda siyaasadeed iyo diyaarinta Maqaamkii Caasimadda Dalka Soomaaliya.
Leave a Reply