Xafladan oo heersare loo soo qaban qaabiyey ayaa waxaa masharaxnimadiisa kaga dhawaaqay Prof , Cali Maxamed Geedi oo u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya, Geedi ayaa waxuu shaaca ka qaaday hadii uu ku guleysto xilka madaxtinomo in uu wax badan ka qaban doono daruufaha heysta Dalka Soomaaliya.
Leave a Reply