Wasiirka Warfaafinta Maamulka Gal mudug Adan Maxamud oo War Baahinta La Hadlay Ayaa wax uu Ka Warbixiyay Dagaal Al- shabba iyo Dad Xolo Dhaqto ah Ku Dhex Maray Degaano ka tirsan G, mudug oo Lagu Magaacabo Caad iyo cel Cabdi .
Wasiirka wax uu Shegay in Dad Xolo Dhaqatada ah ay Al- Shabab Ka Dileen 22 Ku dhawaad Tiro Intaas Ka Badana Ay Ka Dhawacen Sidoo Kalana Ay Ka Furteen hub ay Siteen.
Ugu Danbeyn ayaa Wax uu ugu Baqay dadka Rer Gal Mudug inay La Shaqeyaan Ciidamaada Si Loo So Afjaro Dagaalka Al- shabab Lagula jiro .
Halkaan Ka Dhageyso:
Leave a Reply