Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaadey inuu yahay Musharrax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo dhanka kalena baaq u diray musharraxiinta kale ee xilkaasi u tartamaya,
Farmaajo oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyn u mahadceliyey shacabkii iyo ciidankii maanta kusoo dhoweeyey magaalada waxa kaloo ku baaqey in loo gurmado dadka abaaraha saameeyen ugu dambayntiina waxuu ugu baaqay Siyaasiyiinta Soomaliyeed in shacabku kadaalay balanqaad beena hadana lajoogo waqtigii isbadalka.
Leave a Reply