Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa lagu aasay Allaha u naxariistee agaasimihii madaxtooyada Bosaso Aadan Gaas Huruuse oo koox hubeysan shalay ku dishay magaalada, Aaaska marxuumka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka Bari, kan degmada Bosaso, xubno ka tirsan golaha wasiirada, saraakiil iyo bulshada qeybaheeda kale duwan.
Leave a Reply