Shir Looga tashanaayo baahiyaha ugu muhiim san ee ubaahan in laga hirgaliyo Degmada Garbaharey oo maal galinayso Bankiga aduunka ayaa kadhacay magaalo madaxda Gobolka Gedo ee Garbaahrey, Shirkaan waxa kaqayb galay maamulka gobolka Gedo kan Garbaahrey, wafti kasocda wasaarada Maaliyada Soomaliya iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Hoos kadaawo
Leave a Reply